(Akhriso) Guddiga qaban-qaabada doorashada Madaxweynaha Galmudug oo la Magacaabay
Baarlamaanka Galmudug ayaa ansixiyay Guddiga Doorashooyinka Madaxwaynaha iyo ku xigeenkiisa kulan ka dhacay xarunta Baarlamaanaka Galmudug ee Dhuusamareeb. Waxaa shir guddoominaayay kulankan Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal, waxaana guddiga loo magacaabay qaban-qaabada doorashada Madaxweynaha Galmudug oo ka kooban 13 xubnood ay kala yihiin magacyadooda sidan hoos ku xusan. Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com Muqdisho Somalia … Continue reading (Akhriso) Guddiga qaban-qaabada doorashada Madaxweynaha Galmudug oo la Magacaabay
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed